Donald Trump oo shaki galinaya qabsoomida kulanka uu la qaadanayo Kim John Un

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaki weyn galinaya in uu qabsoomida kulanka lagu wado in 12-ka bisha soo socota ee June uu la qaato Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim John Un. Waxa uu sheegay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump in ay soo baxayaan ifafaalo muujinaya in uusan dhaceyn kulanka uu kula balan san yahay Hogaamiyaha … Continue reading Donald Trump oo shaki galinaya qabsoomida kulanka uu la qaadanayo Kim John Un